Waxa an salamayaa dhaman shacabka Somaliland midyar iyo midwaynba meelkasta oo ay joogaan waxa an kaloo salan u diraya suxufiyiinta Somaliland iyo warsidayasha dalka iyo marega Somaliland warside aan lagu hungoobin habeen iyo malinba u hagar baxay
Waxa aan u qadanwayey oo igu noqotay riyo iy anfariir markii aan arkay cornaladii iyo halgamayashii lacanka lahoos hadhsaanayo u hibeeyey dhigooda iyo naftooda darxumo iyo silic dheer gaajo iyo macaluul hurdala,aan iyo daal geeri iyo dhawaac nafwaa iyo halaag gaajo iyo harad . xanuun iyo darxumo intaba waxa ay kulmisay naftood hurayaal xaqudirir ah oo la dalamaya kaligii taliye aan arxandaran sidii mesha looga tuuri laha lona sixilaha khaladkii ku dhacay xirnimadii saqiirtay jamuuriyada Somaliland 26/06/1960kii kharykodii marla khatay ay ka midyihiin qaaramada midoobay
Uma aysan halgamayn daan gara iyo aargudasho guushakadib waxa ay u halgamayeen dhibtii iyo xasuuqii iyo hanti boobkii guuldaradii lagala kulmay khaladkii 26/06/1960kii aynu ku qaldanay unionkii konfirtii Somalia iyo badigoobkii waxii la odhanjiray shan Somaliyeed tasoo ahayd humaag ubaxay shacabkii ku nolaa gayiga somliland
Qalad dhacay xiligaa iyo halagii dabadheeraa ee u habsaday shacabkii ku nolaaa gayiga somaliland waxa u kacay ragii ka sari laha dhibta shacabkooda haysata iyaga oo gunta dhiisha iskaga dhigay shacabkuna la barbar tagan yahay hiil iyo hooba iskuna xidhan gudaha iyo dabadaba una guntaday sidii ay uga bixi lahayeen dhibta haysata iyo dib u soo celintii sharaftii iyo milgihii shacabkii ku nolaaa gayigayga Somaliland kuwasoo ilahay u haniyey geesi nimo dulqaad xiliga waayaahu adag yihiin dhibataduna jirto
Una badheedhay geeri ama gabobanimo dhibkasto kasta oo ay la kulmayaanba waxa kala wayna hankooda iyo himiladooda soo dhicintii hashoodii maandeeq ee ka halowday 26/06/1960 ilahayna ku guuleyey
Akhristo waxba ayeyana ila dheeraan dhibta aan ka hadlayo ee aad ila wadaagto ee ku sabsan lexajeclada aan ka leyahay geyigeena hooyo ee ilahay inoo hibeeyey oo aad jeceshahay in uu noqdo dal ka cana cadaadiska, cabudhinta, xadhiga xad-dhaafka ah, burburinta dhaqaalaha iyo ganacsiga iyo dayactir la’aanta baahiyaha aasaasiga ah. Kana cagan musuq masuqa cadalad darada sharafta shacabka gayigayga Somaliland xoriyad qowlka ilaalinta nabad galyada xoriyada saxafada iyo ta siyasiyinta dalka intasi wa inta uu qofkastaba uuna u ogalayn dalkiisa hooyo hasa yesha manta ku cana maamulka gacanta ku haya gayigayga Somaliland
Waxa aan u qadan waayey ina cuntami wayday oo aan ila hada la yabanahay oo aan iswaydinayaa marhadii ay wayeen daryeel cafimaad iyo mid naloleed ixtiraam iyo haybad laga habadaysto abaal loohayo dayoo waxbaba ayaan tarine abal marin la siiyo dayoo aflagaado u dheertahay xil loodhiiba dayoo in ay looga dhigo mujaahidiinta cay iyo canaan ragii laha mandeeqda oo manta rag malayo iyaga oo an xilrabin iyo maamuustona e wadada lagu aflagaadeeyo inlooyeedho dayoo shirarka laga qarsado in hadhloo sameeyo dayoo in la yidhi hodeel hakushirina in shirloogu yesha dayoo in la yidhi hashirna guul iyo guuldaraba hasheeganina in aad tihiin hooyadii Somaliland in taariikhda lagu xuso dayoo in manhajkii laga masaxay wadanka jamuuriyada Somaliland in la yidhi xusbi in aad wadanka ka noqatan SNM hasugina buuga looqoro dayoo in la yidhi magiciina haa sheeganina guri loo sameeyo dayoo in la xafiis ha furanina malmihii kulula inlaxuso dayoo in laayidhi ha shegina
In manta ay Tiknidadii qaranka loodiray xaadhigoda
Mujaahid Ibraahim Dhegoweyene, Mujaahid Xasan Guure iyo Oday Deyr Maxamed Cilmi.sowma manta guuldaro iyo xaquudoodii oo muwadinnimo oo mel laga dhacay waxay aniga ilahay waa burburkii bilowgii dowlada gayiga Somaliland ka talisa manta ninka ta ku taageerana waxa uu ka gaabshe raganimadisa danbi uu ka galay shacabka gayiga Somaliland dowladana ka noqo ayan leyahay waxa kale leyahay wa wax aan loo dulqaadan doonin waxa ay manta dowladu samaynayso majaahidiinta SNM wadanka cid uga laxasheclo badanina ma jirto haba yartee ow riyaale iyo Udub iyo mid kale toona inta ay nool yihiin SNM Somaliland way noolanasaa alaahu akbar SNM maxad dareenta marka dhagahaga ay ku soo dhaco mujaahid Dhagawayne malintii dhanaanayd Hawlgaladii Buuraha ee 1984kii soo galkii sheikh soo galkii hargaysa malintii birjeex malintii buuraha dhaman halgankii SNM intuba dushisa ayey saran tahay
Abwan koodii waxuu yidhi markii uu arkay danbiga laagaa galaayo mujahidiintii SNM
Mujaahid ka mid ah mujaahidiintii C.G.G ee Guutadii Sayid-Cali, magacsiinsa la odhan jiray muj Xasan Seeteye ayaa isaga oo ka murugaysan sida loola dhaqmay halgamayaashii SNM ka tiriyay maanso gaaban waxaana erayadiisii ka mid ahaa mujaahidka:
- Markaad gobanimada keentay
- Markaan gamcahooda saartay
- Garaado halkaad sugaysay
- Gef iyo ceebay wadane kuwii ila gardiyayaw
guulaysta walalayaashay.
- Ileen geesigu mataliyo
- Dadkaygu garaad mayeesho
- Anaa geerida u noolee gobaad xeradeed madhaafto
BYE Suleiman saeed kabadhe danjire uk