DHAMAAN DADKANI WAXAY HAMBALYO U DIRAYAAN MEHERKA C/RAXMAAN CARAB YUUSUF IYO MUNA KEDIYE CALI OO KA DHACAY DALKA MARAYKANKA MAGAALADA MINNESOTA.
AABE CARAB YUUSUF XUSEEN
HOOYO KINSI CALI XAAJI MAXAMED
CALI XAAJI MAXAMED CARAALE
AAMINA MAXAMED FAARAX
SICIID CALI IYO XAASKIISA ASHWAAQ IYO CARUURTOODA, KHALIL, KHAALID, HUDA, HANA, SAYNAB IYO C/SAMAD
ISMAACIIL CALI
CISMAAN CALI
CAWL CALI IYO XAASKIISA
IBRAAHIM CALI IYO XAASKIISA
FAARAX BOOTAAN IYO XAASKIISA KOOS CALI IYO CARUURTOODA, SAHRA, MUNA, C/CASIIS, MOHAMED, C/KARIIM IYO C/MAJIID
XASAN AADAN IYO XAASKIISA FARDUUS CALI IYO CARUURTOODA,
XASAN XAAJI IYO XAASKIISA AMRAN IYO CARUURTOODA,
MAXAMED YUUSUF XUSEEN (GURAY) IYO XAASKIISA
WAXAA KALE OO TAHNIYAD U DIRAAYA
HOOYO AAMINA YUUSUF XUSEEN
AABE SICIID CALI (KEDIYE)
JAAMAC HIIRAD IYO XAASKIISA MILKO KEDIYE IYO CARUURTOODA
IYO DHAMAAN REER KEDIYE OO DHAN
C/LAAHI YUUSUF IYO XAASKIISA IYO CARUURTIISA
DADKAAS OO DHAMAANTOOD KALA JOOGA…WADAMADA INGIRIISKA, USA, AND SOMALILAND… SHEFFIELD, BRISTOL, LONDON IYO MINNESOTA USA, IYO BURCO SOMALILAND.
WAXAY TAHNIYAD IYO HAMBALYO U DIRAYAAN
OO DHAWAAN MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA MINNESOTA U.S.A 16/08/08 WAXAANU ILAAHAY UGA RAJAYNAYNAA KUWII ISKU RAAGA EE AROOSKOODA KU GAADHA BASH BASH IYO BARWAAQO.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN