Warkii u Danbeeyay: Sheekh Shariif oo ku guuleystay Madaxweynaha Somaliya : Kala soco warakii ugu danbeyay www.iftin.net



  • Home
  • News
  • Live Now
  • Video
  • Contact Us
  • Waxaannu soo dhawaynaynaa afkaartiinna iyo xayaysiisyadiinna:
  • nagalasoo xidhiidh:
  • webmaster@iftin.net
  • Wararka
  • news@iftin.net


  • Useful Links:
  • Radio Burco
  • Somaliland.org
  • Waaberi News
  • Toga Herer
  • Caynaba
  • Somaliland Center
    News Papers:
  • Jamhuuriya
  • Haatuf
  • Maandeeq
    Education:
  • Burao University
  • Harg University
  • Amoud

  • Shirkii Ururka TAF ee bisha lixaad oo ka dhacay magaalada Liverpool deeq lacageed oo dhan $22,000 ugu deeqay dhamaystirka cisbitaalka maandhaye

    Maalintii sabtidii ee taariikhdu ahayd 27 June 09 waxaa magaalada Liverpool ka dhacay shirweynihii ururka Togdheer Abroad Foundation ( TAF) shirkaas oo aysoo qabanqaabiyeen dhalinyarada ururka TAF ayaa si heer sare ah waxaa uga soo qayb galay shacbiweyne aad u fara badan oo reer Liverpool ah iyo xubnaha ururka oo kala yimi magaalooyin kale duwan. .... JUNE 28

    Sanad & maalmo, Safarkaygii iyo Somaliland

    Waxan uga digayaa hogaamiyaha UDUB mr Daahir Riyaale Kaahin, gudoomiye Dadka Somaliland kuma koobna intaad u fahamtey inaad Dili-karto, Dadafeenayso, intaad Daah-dabadii doqoniimo jahaysey,iyo intaad Dumuqraadi jacaylka ku dareen habaabisay .... JUN 15

    Jaliyadda Somalilan Ee Ku Dhaqan Maagalada Cardiff Oo Isbitaalka Dhimirka Burco Maandhaye Ugu Deeqdey Lacagtii Ugu Badnayd Ee Goob Qudha Lagaga Dhawaaqo, Taas Oo ah {$10,000}

    Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Gobolka Wales gaar ahaan magaalada Cardiff ayaa waxay ugu deeq dey cisbitaalka Dhimirka ama dadka illahay xuskoodii ka qaaday qadhaan lacageed oo runtii balaadhan, kaas oo dhan .... JUN 15

    WARAYSI DHEER OO AANU LAYEELANAY GUDOOMIYAHA URURKA TAF YAASIIN FAARAX JEES OO UU KAGA HADLAYO HALKA UU MARAYO CUSBITAALKA MAANDHAYE.

    Waxaanu dhawaan waraysi la yeelannay Guddoomiyaha Ururka Togdheer Abroad Foundation marka la soo gaabiyana loo yaqaan TAF, oo lagu aasaayay waddanka Ingiriiska badhtamihii sannadkii 2005 iminkana ka dhisan dhammaan magaalooyinka Ingiriiska iyo meelo badan oo ka mida caalamkaba. Ururku waxuu iminka ku hawlanyahy cusbitaal loogu talo galay dadka xanuunnada dhimirka qaba oo uu dhismihiisu ka socdo Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. .... MAY 8

    Magacaabista 2 Taliye qaybeed ee BURCO iyo Dareenka Kulul ee Dadweynuhu ka bixiyeen

    { haday arintani sidaa ku dhaqangasho waxay ceel dheer ku ridaysaa Jiritaanka Somaliland } ....29

    HANBALYO, HANBALYO, HANBALYO

    Dhamaan Dhalinyarada reer Burco ee wax ka barata wadanka India sida Adam Basha Arab, Mahamed Adam Saleban, Mahamed Warsame Jama(Dawlad),Abdirahmaan diria , Musse Ahmed Jamac, Mahamed Yusuf (Gadeer), .... April 23

    Burco: Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalad BURCO:

    IFTIN (Burco 22/04/09) {{Mudane cirro oo dawlada u soo jeediyey in waxyaabah dadka ka dhexeeya aanay iyadu ku tagrifalin ee loo sinaado sida TV qaranka Idaacada iyo waxkasta oo cashuurta dadweynah ku shaqeeya}} .... April 22

    Maqaal By Sacad X. Cali Kaahin from Burco

    Aniga oo ah muwaadin reer S/land waxaan layaabahanay oo ah waxaan la aqbali Karin talaabooyinkan ay qaadayaan maamulka G/Togdheer oo wakhtigiisu dhamaaday, oo aanu ka xisbi ahaan taageerayaashayada iyo dadweynha Burco kala xishoonay in aanu cashuurta ka jero ay masaariifta ka dhigtaan .... April 22

    Burco iyo isusoobax ballaadhan oo taageerayaasha KULMIYE ku qabteen Magaalada Burco (Sawiro).

    Isusoobax ballaadhan oo xisbiga KULMIYE ku qabtay xaruntiisa dhexe ee G/Togdheer kaasi oo ay ku beeninaayeen hadalkii wasiirka arimaha gudaha Md c/laahi Cirro oo ku sheegay dhawaan in aan xisbiyada mucaaridka ahi samayn Karin wax isu soobaxa ama mudaharaado ah hadalkaasi wasiirka ayaa waxaa ay xisbiga kulmiye kaga jawaabeen isusoobax aad u ballaadhan kaasi oo aan ayaamahan danbe mid lamida lagu arag magaalada burco .... April 20

    Sheffield: Hargaysa ayaa ka nabadgelyo badan sheffield wasiirka gaashaandhiga S/land(Sawiro).

    Waxaa magaalada sheffield ee wadanka ingriiska si heersare ah loogu soo dhaweyey wasiirka gaashaandhigga S/land mudana C/laahi Cali Ibraahim wasiirku waxa dadweynaha reer sheffield kula hadlay hall wayn oo shirarka lagu qabto yadoo aad looga soo qayb galay munaasabadaasi sababtoo ah waxa dadku ay fahansanaayeen inuu yahay masuul kasocda s/land marka laga yimaado xiisadda siyaasadeed ee iminka aloosan. .... April 12

    Mudaharaad Balaadhan Oo Xisbiga Kulmiye Ku Xusayo Asaaskii Ururkii SNM Iyo Gebgabada Wakhtiga Xukuumada Oo Saaka Ka dhacay Burco(Sawiro).

    ”Madaxweynaha waxay kaga eg-tahay caawa 12.00 habeenimo ilaa waqtigaana waxa looga baahan yahay in uu xal keeno” Masuuliyiinta Kulmiye Ee Togdheer .... April 6

    Burco: wasiir shiidka roobka laga dhigay kadib markii uu isyidhi ka hadal khayriyada Burco

    IFTIN (Burco 06/04/09) Maanta oo ahayd maalin indhaha dadweynaha Somaliland ku hayeen oo ahayd maalintii uu xilkii mudada sanadka ahayd ee madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa loo kordhiyey ku ekayd, ahayd maalin xisbiga mucaaridka ah ee kulmiye uu ku balanqaaday wixii maalintaas ka danbeeya aanay madaxweynaha iyo m/kuxigeenka u aqoonsanayn maxad qaran ee ay u aqoonsandoonaan Gudoomiyaha iyo G/kuxigeenka xisbiga UDUB, .... April 6

    WARDEGDEG AH: Mudaharaad balaadhan iyo rasaas xoogan oo maanta gilgishey magaalada Hargeysa

    (Hargeisa 06/04/09) Mudahraado balaadhan oo maanta gilgiley magaalada Hargeysa ayaa saaka salaadii hore ka bilaabay xaafada shacabka. Mudaharaadan oo ka soo bilaabay xarunta guud ee xisbiga Kulmiye ayaa la rabay in socod lagu tago xarunta madaxtooayda. Hasayeeshee waxa dadkii mudaharaadayey lagu horjoogsaday agagaarka guriga madaxweyne ku xigeenka oo ilaa nus kiiloo mitir u jira xarunta madaxtooyada. .... April 6

    hanbalyo meher wacan sahal jamac ahmed iyo luul axmed jamac galaal

    dhamaan dadkan hoos ku xusani waxay hanbalyo iyo bogaadin udirayaan meherka sahal jamac ahmed iyo luul axmed jamac oo meher koodu kadhacay magaalada cumaan 02/04/09. .... April 4

    Dummaal Xumadii Maandeeq Kufsi Baa Ugu Darsamay! Qalinkii: Maxamed Aadan Tarabbi

    Wada garate waa erayadii abawaankii Somaliyeed ee qawmiyad jacaylka iyo qabyaalad nacaybka calanka u siday waa maqaal kooban oo aan halhaleel u qoray dulucdiisu waxay daarrantahay suudhka birlabta leh ee ku dheggan ama ka fuqi la’ kursigii Shankaroonta oo lagaba furfuri kari waayey saaxiibkay Daahir Riyaale Kaahin. .... April 1

    Marnaba Diyaar Uma Nihin In Aanu Ina Rayaale U Saxeexno Kordhin, Waayo Xaaraan Baanu U Aragnaa

    Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Baanka Dhaxe Somaliland ku tilmaamay goob loo adeegdo boobka iyo dhaca Hantida ummada, waxaanu sheegay uu Baanku ka mid yahay meelo uu farta ku fiiqay in Xisbigiisu baabiin doono haddii uu talada dalka ku guulaysto. .... March 28

    Wixii dhaca ka dib 6th April 2009, waxa ka masuul ka ah Golaha Guurtida JSL.

    In badan baan maqlaa Odayaal, Boqorro, Cuqaal ama madax-kusheeg leh waxba dhici maayaan marka la gaadho 6th April 2009, hadaba waxaan idin leeyahay beenaalayaal baad tihiine hadii uu hadhuubkii idiin buuxsamay oo aydaan doonayn inuu idinka daato – ogaada idinkaa ka masuul ah wax-kasta oo ka dhaca dalka. .... March 28

    Magacyada Xubnaha Gollaha Guurtida Kuwooda Codeeyey Maanta iyo Kuwa Aan Codayn

    Gollaha Guurtida Somaliland qaab dhsimeedkiisa ayaa ah mid ku salaysan beelo, weli ma hano qaadin, mana gaadhin heer lagu soo doorto qaab dimoqraadiya, waxayna ku fadhiyaan weli hanaankii beelaha ahaa ee lagu soo xulay aasaaskii Somaliland. Waa gollaha sharciyeed ee qudha ee aan weli loo qaadin cod ka turjumaya dadweynaha, tartana aanu ka dhicin. .... March 28

    War Deg Deg Ah: Golahii Guurtida Oo Mudo Lix Bilood Ah Ugu Kordhiyay In Madaxweyne Riyaale Sii Hayo Dalka.

    Mooshin ku saabsan muddo-kordhin la doonayo in xukuumadda madaxweyne Rayaale xilka loogu kordhiyo lix bilood oo kale, ayaa manta golaha guurtida cod loogu qaaday. Fadhiga golaha guurtida, ayaa laga akhriyey waraaq qoraal ah oo uu madaxweyne Rayaale golaha guurtida kaga codsanayo inay muddo-kordhin sameyaan. Ka dibna waxaa loo gudo galay cod qaadista, mooshinka mudo kordhinta .... March 28

    TACSI: BAHDA SHABAKADA WARARKA WAXAY TACSI U DIRAYAA DHAMAAN REER XUSEEN SAHAL.

    Dhamaan dalinyarada reer sheffield waxay tacsi u dirayaan saaxiibkood Caydaruus Xuseen Sahal oo aabihii xuseen sahal alle ha u naxariistee ku geeryooday magaalada Hargaysa.. waxay leeyihii ilaahay samir iyo iimaan haydinka siiyo dhamaantiin isagana jannadii fardowsa haka waraabiyo aamiin...aamiin. .... JAN 29

    SHIR LACAG LOOGU URURINAYO CISBITAALKA MAANDHAYE EE BURCO OO KA DHACAY CARDIFF

    Waxaa maalintii sabtidii ee taariikhdu ahayd 7 March ka dhacay magaalada Cardiff Fundrasing lacag loogu ururinayay cisbitaalka Dhimirka Maandhaye ee magaalada Burco shirkaas oo looqabtay ururka TAF .... MARCH 8

    MUSHARRIXIINTA U SOO BAXDAY WAREEGGA LABAAD EE DOORASHADA SOMALIYA

    Codeyn waqti dheer qaadatay ka dib ayaa waxaa i su soo baxay 6 musharrax .... JAN 30

    Hambalyo Meher wacan Xasan Ayaanle Dayaxweerar iyo Saynab jaamac ahmed

    Dhamaan dalinyarada iyo asxaabta hoos ku taxan waxay hamablyo meher u dirayaan Xasan ayaanle Dayaxweerar iyo Saynab jaamac ahmed oo meherkoodu ka dhacay magaalada Sheffield ee wadanka Ingriiska. Dhalainayaradan oo dhamaantood joogta magaalada sheffield .... JAN 29

    Tuugtii Burco oo la qabqabtay

    Burco Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Togdheer Axmed Maxamed Guutaale ayaa maan ta daboolka ka qaaday inay ciidamada Booliiska Gobolku ay hawlgal ay qaadeen ay ku qab qabteen tuugta ugu caansan Magaalada Burco. .... JAN 28

    Ilahayo Somaliland Kabadbaadi Foolkaane Xisbiga Udub Dhaxdiis ka qarxa

    Waxa aan dhaman shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan usoo dirayaan salaan qaaliya oo kal iyo laaba muwaadiniinta gudaha jooga waxa aan leeyahay hanbalyo howshii aad gudateen xilkana aad iska saarteen ee diiwaan gilinta oo aad si nabadi ku dheehantahay aad u gudateen aduun yaduna idinku amaantay waxa an filaya... .... JAN 22

    Mareegta Mooryaanta(waagacusub.com) oo budhcadnimo ka dhex bilawday Somaliland. Q1aad

    Waxaan Salaamayaa marka akhristayaasha Shabekada wararka ee BurcoNews.Net, iyo dhamaan somalilanderka kaleba.Salaan ka dib waxaan rabaa inaan hoos ugu daadego dulucda maqaalkan aan kaga hadlaaya Anshax xumada mareegaha qaarkood gaar ahaan shabekada Dahir Alasaw ugu adeego mooryaanta beeshiisa iyo deegaankiisa ee waagacusub, hadaan ku horeeyo tafatiraha waagacusub wuxuu ka mid ahaa tiro suxufiyiin ah oo somaliland.. .... JAN 22

    Dawlada Hoose ee Burco oo Hal Mar Labanlaabtay Cashuuraha Madaniga ah iyo Biyaha

    Golaha Deegaanka Burco ayaa todobaadkan soo saaray Qaraar ay ku kordhinayaan tacriifada cashuuraha kala duwan ee ay ka qaadi jireen Dadweynaha. .... JAN 19

    Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Burco oo Shahaadooyin La siiyey

    Munaasibad balaadhan oo loogu talo galay in lago soo afjaro waxbarasho socotay muddo hal sano ah, oo shahaadooyin lagu siinayey 60 Arday oo qalin jabisay Jaamacada Burco ayaa habeenkii xalay lagu qabtay xarun ay leedahay Jaamacadano oo ku taala badhtamaha Magaalada Burco. .... JAN 19

    War Saxaafadeedkii Oslo & Taariikhayntii Miisaanka Maansada :Bare sare Abdillahi Deria Guled(Carraale)

    Annigoo ah Cabdillaahi Diiriye Guuleed(Carraale), daahfuraha miisaanka maansada Soomaaliyeed, waxaan qoraalkan ku soo bandhigayaa aragtidayda ku aadan War Saxaafadeedkii Oslo ee miisaanka maansada. Hore uma oggaalan, hadda ma oggoli, oo ma ogolaan doono in Gaarriye yahay daahfuraha miisaanka maansada. Sida aan hore u sheegay waxaan ahay daahfurihii miisaanka maansada waxaana taa ii qiri kara, qaarkoodna hore u qireen. .... JAN 19

    Tirada dadka iska diiwaangeliyey gobolka Sool ee ugu danbaysay

    IFTIN (Caynaba) Diiwaangelinta Codbixiyayaasha oo ka socotay gobolka Sool ayaa la soo gebagebeyay Maanta yadoo goobihii layska diinwaan gelinayay muddadii 6da maalmood ahayd ee loogu talagalay ay kulligood soo afjareen hawlahoodii .... JAN 08

    Tirada dadka iska diiwaangeliyey gobolka Sool iyo qiyaasta natiijada laga filayo

    Diiwaangelinta Codbixiyayaasha oo ka socota gobolka Sool ayaa la soo gebagebeynayaa berrito oo ay ku dhan tahay muddadii 6da maalmood ahayd ee loogu talagalay inay gobol dadkiisu isku diiwaangeliyaan, waxayna tirooyinka iyo qiyaasaha hordhaca ah ee soo baxayaa ay tilmaamayaan in tirada dadka iska diiwaangeliyey gobolka Sool ay noqonayso 140 kun ilaa 150 kun oo qof. .... JAN 06

    HAMBALYO MEHER:Siciid Cabdi Cisman iyo Idil Maxamed Xassan

    Dadkaas oo dhammaan kala jooga Hargiesa Somaliland,Uk, Australia, USA, UAE, Saudi Waxay Hambalyo u dirayaan Siciid Cabdi Cisman iyo Idil Maxamed Xassan oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 20/12/2008 .... JAN 02

    Wasiirka Hawlaha guud oo Xisbiyada Mucaaridka ah ku eedeeyey inaanay Daacad ka ahayn Diiwaangelinta Gobolada Bari

    Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo guriyeynta Somaliland Siciid Sulub maxamed ayaa maanta markii u horaysay daboolka ka qaaday inaanay xisbiyada Mucaaridka Soomaliland aanay diyaar u ahayn inay is-diiwaan galiyaan dadweynaha Gobolada Bariga Somaliland. .... JAN 02

    Munaasibad Ciyaareed oo lagu soo afjaray Hawlgalkii Daryeelka Caafimaadka Caruurta

    Munaasibada Koobab lagu siinayey ilaa laba naadi oo kamida Naadiyada Heerka labaad ee Bahda Ciyaaraha gobolka togdheer oo lagu soo afjaray hawlgal Wacyigelina oo mudo shan maalmooda ka socday deegaamada Burco iyo Caynaba oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa habeenkii xalay lagu qabtay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. .... JAN 02

    Xisbiga UCID oo Qalab ugu Deeqay Dugsiga Waxbarasho ee Degmada Huluul

    Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiye Xigeenka Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID, Aadan Maxamed Mire Waqaf, iyo Wakiilka Xisbiga UCID ee Waqooyiga America, Kayse Cali Geedi ayaa maanta gudoonsiiyey Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe Huluul Mahad Bare Cawad.Kuraas iyo Miisas gaadhaya Hal Fasal, kuna baxday lacag dhan $ 1500 Dollor. .... JAN 02

    DOOD FURAN:Sidee Loogu Kalsoonaan Karaa,Komiishanka Doorashooyinka Somaliland? By: Muniir Axmed Cigal

    Marka lagahadlayo garsoor ama qaadii, maaha wax hawlyar cadaaladu waa waxa qudha ee umadi ama ku rogmato ama ku guuleysato, Cadaalad qofka qadayaa waxaa looga bahan yahay dhamaan astamaha qofkasii xeerbegti kunoqon karo, sida iiman runsheeg mas-uuliyad I.W.M. .... DEC 27

    Waa Maadays Diiwaangelintu Komishankuna Way Matalayaan

    Waxaa imikana socota diiwaangelinta gobolka Sanaag oo lagu xigsiinayo gobolka Sool marka la soo dhameeyo gobolka Sanaag. Diwaangalintu waa mid dal ahaan iyo dimuqraadi ahaanba inoo wada wanaagsan dan weynina inoogu jirto hadii si wanaagsan loo maamulo Riyaalena faraha kala baxo waxaa se durba halkaa ka sii dhex muuqta jahowareer, .... DEC 27

    Shirweynihii Ururka TAF ee sannadlaha ahaa oo ka dhacay Magaalada Birmingham

    Waxaa maalintii sabtidii ka dhacay magaalada Birmingham shirwaynihii sannadlaha ahaa ee ururka samofalka ee loo yaqaan TAF .... DEC 21

    Diyaargrowga Diiwaangelinta ee Burco

    Dhaqdhaqaaqa loogu diyaargaroobayo hawlaha Diwaangalinta eeG/togdheer si rasmi ah uga bilaabmidoona maalinta Berito,ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan degaamada Togdheer. Gudoomiyaha Komishanka G/togdheer Yuusuf Maxamed Cariish ayaa cadeeyay in 196-goobood oo Gobolka ah ay berito ka bilaabi doonaan diwaangalintu islamrkaana ay gaadiidkii iyo shaqaalihii dibadu ay u baxeen goobahoodii. .... DEC 12

    WAA BAHDA IFTIN NEWS OO IDINLEH CIID WANAAGSAN

    DHAMAAN SHAQAALAHA SHABAKADA WARARKA EE IFTIN NEWS OO IDINLEH KULLU CAAMIN WA ANTUM BIKHAYR MEELKASTA OO AAD JOOGTAAN ILAAHAY SANADKAN SANADKIISA HAYNAGU GAADHSIIYO NIMCO IYO BASHBASH IYO BARWAAQO ....DEC 08

    POEM OF THE WEEK:GOOD IYO GUULEED

    IFTIN NEWS IS DELIGHTED TO PRESENT YOU THE POEM OF THE WEEK BY THE GREAT POET ADAM TARABI JAMA...... ....(MORE TO FOLLOW)

    Shalay iyo Kulanka muranka goobaha Diiwaan-seegga ah Waqooyiga Hargeysa

    Wararkii..Wargayska..Ogaal..Cadadkii..Khamiista..4-Dec. “Awalba goobahaas goonni baa loo hayay oo meel uun baa la raacin, marka xalka laga gaadhayaana waa marka dhinac uun la raaciyo”..M/weyne-xigeenka............ ....DEC 04

    Reenkaygu Ma Riyadayda Oo Rumawdaa?

    Cabdiqaadir Dayib Askar Abokor: Kampala, Uganda Baraaruggaagu marbuu badhaadhe noqdaa, bilkhayr iyo marbuu bushaaro noqdaa. Balladuna markaasay barbarkaas ka baxdaa. Adduunse marba dhinac u billiglee. Si fiican ayaan subaxdaasi u waaberistay, bustahana isaga rogay. .......... ....DEC 04

    GUDOMIYAHA KOMISHANKA QARANKA OO BENIYAY IN UU LACAG LUNSADAY HAATUFNA KU EEDEYEY IN AY BAAD KA RABTO

    Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Mudane Maxamed ISmaaciil Kabaweyne ayaa beeniyay war uu qoray wargeyska Haatuf oo sheegayay in uu lunsaday Laag gaadhasya 17000$ oo dollar Gudoomiyuhu Wuxuu Yidhi ..... ....DEC 04

    Gudiyada Dhawrista Xuquuqda Barakacayaasha oo Wacyi Gelin Ka Bilaabay Dugsiyada Burco

    Gudida ilaalinta xuquuqda barakacayaasha ayaa ka bilaabay olole wacyi gelineed Dugsiyada Waxbarashada ee Gobalka Togdheer, Gudidan oo kala hadashay Ardayda iyo Maamulka iyo Macalimiinta in la ilaaliyo lana dhawro dadka soo barakacay ee sugan deegaanka Gobalka Togdheer...... ....DEC 04

    All Rights Reserved. Iftin Network © MMVIII.
    webmaster@iftin.net

    Featured Articles
  • Madaxda Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland:Udub Kulmiye iyo Ucid
  • OGEYSIIS

  • OGEYSIIS:SHIRKA URURKA QURBA JOOGGA TOGDHEER (TAF) EE LIVERPOOL
  • ARTICLES

  • Qaytii 2aad ee kumuu ahaa AHN Maxamed Xaaji Ducaale (The man of the East) -By: Axmed Yuusuf Ducaale
  • Somaliland - Setting aside the political differences for Common Goals-By: Abdulazeez Almotairi
  • A Message to Somaliland Police and Armed Forces
    By:Ibrahim Hassan Gagale

  • Overdue recognition of Somaliland border: A silent witness to its fate
    By:Abdulaziz Al-Mutairi

  • Contact Us